Shabeellada Dhexe:
Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Buurane ayaa lala eegtay ciidamo Burundees ah kuwaasi oo ku lugeynayey deegaankaasi, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari oo ka tirsan ciidanka Kuffaarta Burundi.
Shabeellada Hoose:
Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha deegaanka Buula-mareer ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa Isbaaro u tiilay deegaankaasi, waxaana ku dhintay qaraxaasi 1 askari, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.