Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha [26].

Jan 17, 2025

Dhageyso xalqada 25-aad barnaamijka Sahanka Dhaqaaaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo jimco waliba ay idiin soo gudbiso idaacadda Islaamiga ah ee Andalus 

Waxaa inoo soo jeedinaya wariyeheena Cabdi Fitaax Abuu Muxsin.