Barnaamijka Faafreebka wararka waxa uu kamid yahay barnaamijta ugu xiisaha badan ee ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus, waxaa lagu gorfeeyaa dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay dalka. KA DHAGEYSO HALKA HOOSE https://faafreebpro.com/wp-content/uploads/2025/08/Faafreebka-Wararka-20-Safar-1447-H.mp3 Post navigation Warka Habeen Khamiis 20-Safar-1447 H.