Barnaamijka Faafreebka Isniin 24-Jamaadu Thaani-1447H.

Dec 14, 2025

Barnaamijka Faafreebka wararka waxa uu kamid yahay barnaamijta ugu xiisaha badan ee ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus, waxaa lagu gorfeeyaa dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay dalka.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO