Barnaamijka Faafreebka Isniin 14-Rabiicu Thaani-1447H.

Oct 5, 2025

Barnaamijka Faafreebka wararka waxa uu kamid yahay barnaamijta ugu xiisaha badan ee ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus, waxaa lagu gorfeeyaa dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay dalka.

Halkan Ka Dhagayso: