Barnaamij Gaar ah oo Loogu Magac Daray Axkaamta Xajka iyo Cumrada.

Jun 5, 2025

Waa barnaamij gaar ah oo ay Idaacadda islaamiga ah Al-Andalus ka diyaarisay Xajka iyo Cumrada, kaasi oo lagu gorfeenayo booska uu xajku kaga jiro Diinta Islaamka, sharuudihiisa, arkaantiisa, iyo arimo kale.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO