Barnaamijkaan gaarka ah waxa uu diirada saarayaa heshiiskii xabadjoojineed ee xalay ka dhacay Dooxa ee lagu doonayo in lagu soo gabagabeeyo cudwaanka Yahuda ee Ghaza, waxaana arimaha lagu gorfaynayo kamid ah, qodobada heshiiska la gaaray, waxa uu uga dhiganyahay shacabka reer Qaza, sirta ka danbaysa in muqawaamadu ay mudo 15 bilood ah ku horsugnaadaan cadowga.