Shabeelada hoose.
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha degmada Buulo mareer waxey ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaatka Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Qaasim Maxamed Muudeey isagoona qaabil sanaa qaadista lacagaha baada ah
Shabeellada Dhexe:
Qarax Mujaahidiinta ka fuliyeen duleedka deegaanka Xawaadley ee Shabeellada Dhexe ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku socdaalayey, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.