Askari Murtad ah oo Lagu Dilay Howlgal ka Dhacay Degmada Afmadow.

Sep 21, 2025

Jubadda Hoose:

Howlgal gaar ah oo Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Afmadow ayaa lagu dilay murtad Jimcaalle Khaliif Wardheere kaasoo ahaa askari ka tiran Booliska ridada Jubaland, waxaana laga soo qaniimeystay qori uu sitay.