Askari Murtad ah oo Lagu Dilay Howlgal Gaar ah oo ka Dhacay Banaadir.

Sep 10, 2025

Banaadir:

Howlgal gaar ah oo Mujaahidiinta ay galabta ka fuliyeen Ceelasha-biyaha ayaa lagu dilay murtad lagu magacaabi jiray Shiine oo ahaa askari ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada kaasoo dhibaato ku hayey dadka muslimiinta ee ku dhaqan duleedka Muqdisho.

FAAFREEB PRO