Qarax Lagu Dilay Askar Murtadiin ah oo ka Dhacay Gobolka Gedo.

Jun 18, 2025

Gedo:

Qarax Mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen agagaarka xerada maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin degmada Ceelwaaq ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo la socday Mooto, waxaana ku dhintay qaraxaasi 3 askari oo murtadiin ah kuwaasi oo lagu kala magacaabo:

1-Ibraahim Faarax Timacade.
2-Nuurkeey.
3-Abshir.