Askar Murtadiin ah oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Duleedka Deegaanka Wargaadhi.

Jan 3, 2026

Shabeellada dhexe

Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka deegaanka Wargaadhi ayaa lala eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah oo halkaas ku lugeynayay, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari, mid kalena waa uu ku dhaawacmay

Qaraxan waxaa lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah oo kala:

1-GaadaayeMaxamuud Cumar

2-Ooyaaye Axmad Xuseen Basey

Sidoo kale qaraxaasi waxaa lagu dhaawacay ninka lagu magacaabo Muxumad Maxamad Maxamuud.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale.

FAAFREEB PRO