Hiiraan:
Howlgallo Mujaahidiinta ay maanta ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Mooro-erri ee duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana howlgalladaasi lagu dilay 2 askari, halka 2 kalana lagu dhaawacay.
Murtadiinta la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray:
Iidow Xasan Garaad, iyo Muuse Cali Maxamed (original)
Sidoo kale Murtadiinta lagu dhaawacay howlgalladaasi waxay kala yihiin:
Muuse Cabdulle Qoobis, Cilmi Cabdi raage Geedow.