Ciidamda Mujaahidiinta waxay saacadihii lasoo dhaafey weerar ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Dhamase ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Dhanka Hiiraan, qarax ay Mujaahidiinta xaley ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa lala eegtay guri uu magaaladaasi ka dagan yahay sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo Ibraahim Deefow.
Xogta aanu helnay ayaa tibaaxaysa in howlgalladan ka kala dhacay Mandheera iyo magaalada Baladweyne khasaare lagu gaarsiiyay codowga.
FAAFREEB PRO