Askar ka Tirsan Ciidanka Kenya oo Lagu Dilay Weerar ka Dhacay Gaarisa.

Jan 5, 2026

Gaarisa.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Yunbis ee degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Weerarkan waxaa ku baqtiyay 2 askari oo Kufaarta Kenya ah, waxaana ku dhaawaca 5 askari oo isla Kufaarta Kenya ah., iyadoo sidoo kale xerada burbur xoogan uu soo gaaray.

FAAFREEB PRO