Askar ka Tirsan Ciidanka Kenya oo ku Halaagsamay Qarax ka Dhacay Laamu.

Dec 27, 2025

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Kenya ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa buurta Koomoole iyo magaalada Kiyuunga ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Kooyal ah oo qori Dhashiika ah saarnaa.

Gaariga iyo qorigii saarnaa wey isla burbureen, Sidoo kale askartii la socotay gaariga wey wada halaagsameen.

FAAFREEB PRO