Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey goordhaw agagaarka Tuulada Muuri ee u dhaxeysa deegaanada Nambar50 iyo Nambar60 qarax kula beegsadeen gaari cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Murtadiinta.
Gaariga qaraxa uu haleelay gabi ahaan waa burburay waxaana sidoo kale dhimasho iyo dhaawac noqday maleeshiyaatkii Ridada ee la socday gaarigaas.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxan ku dhintay 5 Murtad oo uu sarkaal ku jiro, waxaana lagu dhaawacay 6 Murtad, iyadoo uu burburay gaarigaga uu qaraxu haleelay oo Cabdi Bile ahaa.
FAAFREEB PRO