Askar Itoobiyaan Ah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Waajid.

Mar 22, 2025

Bakool

Howlgal qarax ah oo shalay ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen degmada Waajid

Baqtiga waa 2 Itoobiyaan ah oo mid uu yahay sarkaal miino baara ah.

Dhaawaca waa 2 askari oo Itoobiyaan ah.

Baay.

Waxaa xog dheeraad ah laga helayaa khasaaraha Murtadiinta lagu gaarsiiyay weerar qorsheysan oo shalay ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaatka Ridada ee ku sugan Makuudo ee duleedka Baydhabo.

Dhimashada waa 4 askari oo Murtadiin ah.

Dhaawaca waa 12 Murtad