Askar Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqotay Weerar ka Dhacay Afgooye.

Dec 19, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen fariisimaha maleeshiyaatka Murtadiinta ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye.

Weerarka Haanta dheer dhimashada murtadiinta waa 1 askari, halka dhaawacu yahay askari kale oo isagane Murtad ah.

FAAFREEB PRO