Muxuu salka ku hayey dagaalkii Xabashida iyo Al-Itixaad ku dhex maray gobolka Gedo? Maxaa sababay burburkii Imaaraddii Islaamiga ahayd ee halkaas ka hanaqaadday? Xaqiiqooyinkaasi ayaa todobaadkan lagu falanqeenaya barnaamijka Andalus Podcast, oo uu marti ku yahay Sheekh Maxamed Ibraahim Guure.
Halkan Hoose Ka Dhagayso.