ANDALUS PODCAST | Taariikhda Madow ee Calmaaniyada iyo Dimuquraadiyada Sheekh Jaamac C/Salaan.

Aug 7, 2025


ANDALUS PODCAST:
Maxaad ka taqaanaa taariikhda madow ee Calmaaniyada iyo Dimuquraadiyada – Waxaa maanta marti noo ah oo noo sharraxaya Sheekh Jaamac Cabdi Salaam.

KA DHAGEYSO HALKA HOOSE 🎧