Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.

Jan 15, 2026

Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.

Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.

Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheekh Muuse Cabdi Carraale oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir, waxaanu sheekha barnaamijka ku gorfeeyay sooyaalka dowlihii Soomaaliya soo maray.