Andalus Podcast: Sheekh C/Raxmaan Firin iyo Maraaxishii ay soo Martay Dacwada Salafiga.

Oct 30, 2025

ANDALUS PODCAST: Maxaan ka ognahay Maraaxishii iyo caqabadihii ay soo martay dacwada salafiga iyo baraarugii Islaamiga ee Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe? Waxaa nooga sheekeynaya Sheekh C/Raxmaan Firin.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Xalqada Todobaadka Iyo Kuwii Ka Horeeyay.