Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta iyo saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Qoryooley.
Baay
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta xaafada Bukhriyay ee magaalada Baydhabo.
Isla Baay waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo