Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerareen isbaaro maleeshiyaatka Ridada u taala degmada Qansaxdheere, waxaana ku dhaawacmey 1 askari oo Murtad ah.
Isla Baay, qarax ay Mujaahidiinta xaley ka fuliyeen gudaha degmada Bardaalle ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.
FAAFREEB PRO