Akhriso Xogta Qaraxyo & Dagaallo ka Dhacay Banaadir, Gedo, Jubbada Hoose & Laamuu.

Aug 6, 2025

Banaadir:

Qarax xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Lafoole ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaat murtadiin ah ay ku sugnaayeen, waxaana ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.

Gedo:

Mujaahidiinta ayaa xaley qarax ku weeraray guriga guddoomiyaha maamulka ridada ee degmada Buurdhuubo murtad Xassan Maxamed Cali, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo ilaalo u ahaa murtadka la beegsaday.

Jubbada Hoose.

Faahfaahin.

Qarax shalay ka dhacay afafka hore ee xerada Kufaarta Kenya ee degmada Afmadow

Baqtiga waa 1 sarkaal oo Kenyaati ah.

Dhaawaca waa 2 askari oo isla Kufaarta Kenya ah.

Laamuu.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Mararaane ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.