AKHRISO: Xogta Qarax ka Dhacay Gudaha Degmada Deyniile.

Aug 10, 2025

Banaadir

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday fariisin maleeshiyaadka ridadu ku leeyihiin xaafada Igadabageey ee degmada Dayniile, waxaana ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.

Lasoco wixii faahfaahin ee soo kordha.