Jubada dhexe
Mujaahidiinta ayaa xalay saqdhexe qarax la beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleyshiyaatka ridada Bangaraafta, kuwaas oo marayay deegaan ka tirsan wilaayada Jubada dhexe.
Qaraxaas ayaa lagu gubay gaari ay wateen maleyshiyaatkaasi, waaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac.
Hiiraan
Howlgal xalay Mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Baladweyne ayaa lagu dhaawacay askari Murtad ah oo lagu magacaabo Shafgood, dhaawiciisana waa garaab.
Shabeelada Hoose.
Faahfaahin
Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Numbar60.
Baqtiga waa 2 askari oo Kufaarta Afrikaanta ah.
Dhaawaca waa 1 askari oo Kufaarta Afrikaanta.
Sidoo kale afafka hore ee deegaanka Nambar60 waxaa qarax labaad lagula beegsaday askar Lug ah oo isugu jirta Kufaarta iyo Murtadiinta.