Faahfaahin:
Dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka “Buubiso” oo qiyaastii 6km u jirta magaalada Maxaas ee wilaayadda Hiiraan, dhimashada murtadiinta ee dagaalkaasi lagu dilay ayaa gaaraya ilaa 4 askari, halka dhaawacana uu gaarayo 23 kale.
Sidoo kale, dagaalkii galabta waxaa lagu gubay gaari nuuca Noohada ah oo uu lahaa murtad Cali Jeyte, iyadoona murtadiinta dagaalkii galabta lagu dilay uu kamid yahay murtad lagu magacaabi jiray Xasan Faarax Guuleed oo ahaa gacan yarihii Cali Jeyte.
UPDATE
Magacyada qaar kamid ah murtadiintii galabta lagu dilay dagaalkii ka dhacay duleedka Maxaas:
1-Xasan Faarax Guuleed- gacan-yarihii Cali Jeyte.
2-Cali Makaraan Dhicisow.
3-Jeelow Xasan Caato
Magacyada qaar kamid ah murtadiintii galabta lagu dhaawacay dagaalkii ka dhacay duleedka Maxaas:
1-Cabdi Nuur Garcadde.
2-Maxamed Cumar Xasan Dhuxulow.
3-Cabdi Cali Garcadde.
4-Maxamed Daahir Dangiid.
5-Fidhig Cali Hagar- waa sarkaal.
6-Garaar Xasan Gaarodi.