Baay.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa caawa laba qarax ku beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil iyo maleeshiyo murtadiin ah oo kutaal gudaha magaalada Baydhaba.
Dhaawaca waa 3 murtad oo laba ka mid ah ay askar yihiin, halka midka 3-aad na uu yahay xildhibaan ka ka tirsan maamulka Riddada Koonfur-galbeed oo lagu magacaabo Axmed Tuke.
Banaadir
Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiinta oo ku socdaalayay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah.
Isla Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey caawa qarax la beegsadeen Bar-koontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin agagaarka xarunta Wazaarada gaashaandhiga Murtadiinta ee magaalada Muqdisho, Khasaara cadowga gaaray ayaa jira.