Shabeelada dhexe.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsaden saldhiga degmada Balcad.
Dhimashada waa 2 askari Murtadiin ah
Dhaawaca waa 5 askari oo Murtadiin ah.
Xilliga qaraxa waxaa meel u dhaw saldhiga ku gusnaa Murtad Odawaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha maleeshiyaatka kooxda Ridada iyo Murtad Cabdullaahi Sanbaloolsha oo ah taliyaha Ridada NISA.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen goob ay ku qayyilayeen maleeshiyaatka Ridada oo ka tirsan xaafada Buulo Jameeco ee magaalada Baydhabo, Khasaara ayaa Murtadiinta gaaray.
Isla Baay waxey ciidamada Mujaahidiintu habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Isla Baay waxye sidoo kale Mujaahidiintu xalay weerareen guriga uu degmada Qansaxdheere ka dagan yahay gudoomiyaha ridada ugu magacaaban degmadaas Murtad Cabdi Ibraahiim si dirqi ah ayuuna kaga badbaaday howlgalka la doonayay in isaga lagu dila.
Wajeer.
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax maalmo ka hor kolanyo kufaarta Kenya ah lagula beegsaday duledka deegaanka Qarso ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.
Baqtiga waa 9 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Dhaawaca waa 13 askari oo Kufaarta Kenya ah.
Gubashada Waa Labo Gaari oo kala ah Taw iyo Kooyal.