Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgal lagu soo riday mid ka mid ah diyaaradaha dagaal ee cadawga, taas oo si gaar ah uga diiwaan-gashanayd wadanka Yugaandha, xilli ay hawlgallo ashahaado la dirirnimo ah oo
lagu dhibaataynayo dadka Muslimiinta ah ku hawllaneed.
Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Xawaadleey ee Wilaayada Islaamiga ee Shabeellada dhexe, halkaa oo ay sanadihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen saliibiyiinta Afrikaanta ah.
Halkan hoose ka daalaco warsaxaafadeedka.