Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta AL-Shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saarrey howlgal qarrax ah oo ciidamada mujaahidiintu maanta barqadii ku beegsaddeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa afaafka hore ee xerada Damaanyo, degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo uu khasaaro kasoo gaaray murtadiidntii lala eegtey.