Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta AL-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray howlgalkii xasminta ahaa ee saaka ciidamada mujaaidiintu kula jarmaadeen fariisinka maleeshiyaatka murtadiinta ee deegaanka Xawaadleey.
Taliska ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalkaas.