Akhriso: Qaraxyo iyo Weerar ka Dhacay Baydhabo iyo Duleedkeeda.

Dec 15, 2025

Baay:

2 Qarax oo xaley guutada qaraxyada ee Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay askar ka tirsan maleeshiyaatka ridada.

Mid kamid ah qaraxyadaasi waxaa lala eegtay maleeshiyaat roondo ku jiray, halka kan labaadna lala eegtay guri ay daganaayeen maleeshiyaatka ridada, kaasi ku burburay qaraxaasi.

IslaBaay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Bur-jaad ee hoostaga magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO