AKHRISO | Qaraxyo Cadawga Khasaare Lagu Gaarsiiyey oo ka Dhacay Banaadir & Sh/Dhexe.

Dec 22, 2025

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen maanta deegaanka Ceelasha-Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaat murtadiin ah oo isugu jiray Boolis iyo kuwa sirdoonka ridada,

Sida lagu waramayo waxaa qaraxaasi ku dhintay 3 askari, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.

Dhanka Sh/Dhexe.

Mujaahidiinta ayaa 2 qarax waxay la beegsadeen maleeshiyaat murtadiin ah oo ku socdaalayey duleedka degmada Warsheekh, waxaana qaraxyadaasi ku dhaawacmay 5 askari oo murtadiin ah.

FAAFREEB PRO