Bakool, ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qarax ah la beegsadeen goob ay ku qayyilayeen maleeshiyaatka Murtadiinta oo ah gudaha degmada Xudur, waxaana ku dhaawacmey 2 Murtad.
Dhanka Gaarisa, Faahfaahin dheeraad ayaa laga helayaa dagaal culus oo ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee magaalada Wal-mareer ee isla gobalka Gaarisa ee ku hoos jra gumeysiga Kufaarta Kenya.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee magaalada Wal-mareer ee isla gobola Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan ku dhaawacmey 2 askari oo Kufaarta Kenya ah, kuwaas dhaawacyadoodu yihiin kuwa garaab ah, iyadoo sidoo kale xerada dab xoogan uu ka kacay inta uu dagaalka socday.
Saacadihii lasoo dhaafay ayay ahayd markii ciidamada Mujaahidiinta ay howlgallo ka fuliyeen gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga dowlada Saliibiyada ah ee Kenya, kuwaas oo lagu dilay sarkaal Murtad ah iyo xubo Kenyan ah oo midi Baadari ahaa.
FAAFREEB PRO