Akhriso: Qarax Lagu Beegsadey Xarun Loo Diyaariyay Doorashada Gurguurte.

Dec 17, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgalla gobolka Banaadir, ayaa waxey xalay howlgal qarax ah la beegsadeen xarun Murtadiinta ay u diyaariyeen doorasha gaaleedka kooxda Ridada Soomaaliya.

Qaraxan waxaa ku dhaawacmey 2 askari oo Murtadiin ah, kuwaas oo ka mid ahaa ilaalada xarunta la beegsadey.

Sidoo kale waxey waxyeela xooggan soo gaartay Labo gaari oo ka mid ah kuwa Ridada.

Dhanka Baay, ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor.

FAAFREEB PRO