WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa galabta dagaal kula wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga Yasooman oo ka tirsan wilaayadda Hiiraan halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada.
Deegaanada ay Mujaahidiinta galabta la wareegeen waxay kala yihiin:
Abdhaare.
Cusable-Hute
Dirow-waa
Faahfaahin Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle:
Weerarkii Mujaahidiinta ay maanta ay cagta ku mariyeen xero ay maleeshiyaatka ridada kaga sugnaayeen duleedka deegaanka Ceel-qooxle ee wilaayadda Hiiraan ayaa dhimashada murtadiinta waxay gaartay 10, halka dhaawacana uu gaaray 7 kale.
Mujaahidiinta waxay kusoo qaniimeysteen weerarkaan 4 qori oo RPG ah, 1 qori PKM ah, 5 qori AK47 ah, gaari Nooha ah.
Murtadiinta lagu dilay dagaalka waxaa kamid ah.
1-Abuukar Cusmaan Xaalle.
2-Gaabow Cabdullaahi Cilmi waa sarkaal waa baqtiyey
3-Yuusuf Barqadle Xuurshow (Gololey)
4-Cumar Muumin Sanqoolle.
5-Muuse Cabdi Makaraan Ciydheere.
6-Shariif Geelle Axmed Garaad.
Murtadiinta lagu dhaawacay weerarkaani waxa kamid ah:
1-Muuse Cali Xaalle Waasuge (Naliye)
2-Xusseen Biyow Guurre (Cali Rarte)
3-Cabdulle Jimcaalle Junbur (Jarjar)
4-Colow Guurre Hagar waa sarkaal waana dhaawac.