Akhriso: Mujaahidiinta oo Howlgallo ka Fuliyay Shabeellaha Hoose iyo Baay.

Dec 28, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee Buundada degmada Jannaale.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee deegaanka Bur-jeetka ee duleedka magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO