Akhriso Magacyada Saraakiil Muhiim u Ahaa Cadowga oo Saaka Lagu Dilay Duullaankii Kudhaa.

Jan 21, 2026

Faahfaahino horleh ayaa laga helayaa duullaankii barakaysnaa ee ay ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab saaka ku qaadeen Jaziirada Kudhaa ee wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada Hoose.

Xogihii ugu danbeeyay ayaa lagu soo bandhigay magacyada saraakiil saaka ku halaagsamey weerarkii Jaziirada Kudhaa, kuwaas oo muhiim u aha cadowga.

Sarkaalka ugu horeeya waa Xaashi oo ahaa hogaanka caafimaadka ururka meesha daganaa, saaka ayuu ku baqtiyay Kudhaa.

Sarkaalka Labaad waxaa magaciisa lagu soo koobay Qurrac, waxa uuna ahaa hogaanka zaadka iyo saanada ee ururka.

Gorad oo ahaa taliye horin, isaguna waxaa uu ka mid noqdey saraakiishii saaka lagu laayay Jaziirada Kudhaa.

Sidoo kale saraakiishii Murtadiinta ee maanta la laayay waxaa ka mid ah Bashiir oo ahaa Abaanduule Horin.

Dhimashada guud ee Murtadiinta ayaa gaaraysa 113 askar iyo saraakiil isugu jirta, dhaawacuna waa 47 kale, halka lagu soo qabtey illaa 15 maxbuus.

Mar kale hoos ka daawo sawirrada Murtadiintii maanta lagu xasuuqey weerarkii Jaziirada Kudhaa.

Halkan ka degso sawirrada oo PDF ah.