AKHRISO: Khasaaraha Weerarkii Bari-ujeed oo sii Kordhay iyo Magacyada Saraakiil Lagu Dilay.

Jun 24, 2025

Baay

Faahfaahin.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay subax cagta mariyeen Labo xero oo maleeshiyaatka Murtadiinta ay kaga sugnaayeen deegaanka Bur-jaad ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Weerarka inta uu socday waxey kolanyo Murtadiin ah oo gurmad ah kasoo baxeen magaalada Baydhabo kamiin ayaa loo dhigay dib ayeyna u laabteen iyagoo khasaara dusha loo saariyay.

Dhimashada waa 23 Murtad oo isugu jirta saraakiil Iyo askar.

Magacyada Qaar Ka Mid Ah Murtadiinta Weerarka Lagu Dilay.

1-Miris Isxaaq Baraar Taliye ku xigeenkii Taraafikada gobalka Baay.

2-Maxamed Leezi oo ahaa sarkaal Xidigle ah

3-Nuurow Shiimow ahaa Sarkaal Kabtan ah.

Dhaawacyada Waa 36 isugu jirta Saraakiil Iyo Askar.

Dhaawacyada waxaa ku jira sarkaal Xidigle ah oo lagu magacaabo Iimaan.

Maxaabiis wey jirtaa.

Hub kala duwan waa Qaniimo.