AKHRISO: Howlgalo ka Kala Dhacay Gedo iyo Banaadir oo Lala Beegsaday Maleeshiyada Ridada.

Jun 1, 2025

Gedo:

Mujaahidiinta waxay xaley qarax ku weerareen xarunta NISA ee magaalada Baardheere, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

Isla Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee Xero Baraxow ee degmada Baardheere.

Banaadir:

Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta Qarax la beegsadeen goob isku imaatin u aheyd maleeshiyaadka sirdoonka ridada oo ku taala degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, inta la xaqiijiyay hal murtad ayaa ku dhaawacmay qaraxa.