AKHRISO-Howgallo Lagu DIlay Askari NISA ka Tirsan iyo Qarax Hiiraan ka Dhacay.

Dec 18, 2025

Shabeellada Dhexe:

Howlgal xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ayaa lagu dilay askari murtad ah oo ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwa NISA ee sirdoonka ridada, waxaana askariga la dilay lagu magacaabi jiray Yamani.

Hiiraan:

Qarax xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa saldhigga Booliska ee magaaladaasi, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.