Faahfaahin:
Weerarkii maanta Mujaahidiinta kula wareegeen deegaanka Ceel-hareeri ee duleedka Moqokori dhimashada murtadiinta waxay gaartay 7 askari in lagu dilay weerarkaasi, halka dhaawacana uu marayo 15 kale.
Murtadiinta dagaalkaasi lagu dilay waxaa kamid ah:
Cabdi Xuseen Kumi waa sarkaal.
Muuse Boolow Guure.
Sidoo kale murtadiinta dagaalkaasi lagu dhaawacay waxaa kamid ah:
Daahir Maxamed Sabriye Iley.
Cabdullaahi Xuseen Bool.
Muumin Yuusuf Afraxow.
Cusmaan Sabriye Xareed waa Sarkaal.
Ciise Muxumed Saraawe (Ciise Beerlaab).
Cabdi Cabdullaahi Toosane.
Shabeellada Hoose:
Howlgal Mujaahidiinta ay ka fuliyeen maanta gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay murtad Maslax Cabdicasiis Cabdullaahi oo ahaa askari murtad ah, waxaana laga soo qaniimeystay Mooto uu watay.