Akhriso: Faahfaahinta Qarax Lagu Beegsaday Kufaarta Kenya & Weeraro Lagu Miray Saldhigyada Ridada ee Waajid.

Jun 18, 2025

Xad Beenaadka.

Faahfaahin.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ka baxday Buurta Koomoole sahayna u doonatay magaalada Kiyuunga ee gobalka Laamuu.

Waxaa qarax lagula beegsaday agagaarka Buurta Jaajaaley oo u dhaw xad beenaadka.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Kooyal ah oo qori dhashiika ah saarnaa.

Baqtiga waa 3 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Dhaawaca waa 3 askari oo Kufaarta Kenya.

Gubashada waa gaari Kooyal ah oo qori Dhashiika ah saarnaa.

Dhanka Bakool:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xaley Weerar ku culus ku qaaday Saldhigyada Maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Waxana jira qasaare Cadowga allaah kasoo gaaray dagaalkaasi.