Shabeellada Hoose:
Ciidamada Mujaahidiinta waxay duleedka deegaanka Shalambood ku dileen murtad lagu magacaabo Xaaji Fareey waxaana laga soo qaatay qori iyo 2 boosh.
Xuduud beenaatka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya:
Ciidamada Mujaahidiinta waxay maanta weerareen xerda Murtadiinta ee magaalada Diif oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka ridada Jubaland, waxaana Mujaahidiinta nolosha ku qabteen askari murtad ah oo qori boosh sitay.
Faahfaahin:
Weerarkii saaka ka dhacay deegaanka Sabiid ee Mujaahidiinta deegaankaasi kula wareegeen waxaa lagu dilay 26 askari oo murtadiin ah, waxaana lagu dhaawacay tiro intaasi ka badan oo uu ku jiray Taliye ku xigeenka Ciidanka Lugta ridada General Cabdulaahi Aden xuseen (Ciro )