AKHRISO: Ciidamada Mujaahidiinta oo Xalay Dagaal Culus ku Qaaday Duleedka Baydhabo.

Aug 9, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xeryaha Murtadiinta ee Makuudo iyo Bur-jaad ee duleedka magaalada Baydhabo.

Wixii faahfaahin ah ee soo baxa dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allah.

FAAFREEB PRO