Ciidamada Mujaahidiita waxay maanta degmada Afgooye ka fuliyeen howlgal gaar ah oo lagu beegsaday xubin ka tirsan maleeshiyaadka kooxda ridada Soomaaliya. Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan waxaa lagu dilay askari murtad ah, kaasi oo magaciisa lagu sheegay Axmed Maxamed Abuukar.
Dhanka Bakool, ciidamada Mujaahidiintu waxey galabta dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid, weli lama soo warin khasaaraha weerarka maadaama uu goordhow ka dhacay.
Habeenkii xaley ayay ahayd markii ciidamada Mujaahidiinta ay weerarro ku mireen saldhiga kufaarta Afrikaanta ee degmada Qoryoolow iyo saldhiga murtadiinta ay ku leeyihiin degmada Jannaale ee Shabeellaha Hoose.
Sidoo kale howlgaladan ayaa imaanaya iyadoo maalinimadii Jimcaha ah ay ahayd markii ciidamada Mujaahidiintu ay weerar ku qaadeen isbaaro ay maleeshiyaadka ridadu dhigteen duleedka degmada Afgooye, gaar ahaan halka loo yaqaano Cumar Beere, weerarkaasi waxaa lagu dilay 4 murtad oo uu kamid ahaa sarkaal taliye urur ah, magaciisana lagu soo koobay Gaandhari, halka lagu dhaawacay 5 kale.
Waa qeyb ka mid ah howlgalada maalinlaha ah ee lagu dhiig bixinayo maleeshiyaadka ridada ee dalka kusoo hogaamiyay gaallada jinsiyadaha kale duwan leh.
FAAFREEB PRO