Ciidamada mujaahidiinta waxay weerar ku qaadeen xerada askarta kuffaarta Kenya ku leeyihiin deegaanka Amuume ee duleedka degmada Faafi ee gobalka gaarisa.
Khasaaraha cadowga waa baqtiga 6 askari oo Kenyaati ah iyo dhaawaca 3 kale. Waxaana sido kale la gubay gaari kooyaal ah.
FAAFREEB PRO